MAANHADAL iyo JF Aadan: Furitaanka Kalfadhiga Baarlamaanka Puntland

MAANHADAL iyo JF Aadan: Furitaanka Kalfadhiga Baarlamaanka Puntland

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii Maanhadal oo ah todobaadle maalin walba oo Jimce ah aad ka maqashaan xarumaha Daljir, waxaana maanta soojeedinaya Jamaal Faarax Aadan (JFA). Asbuucaan waxaan barnaamijka ku soo qaadanaynaa furitaanka Kalfadhiga Baarlamaanka Puntland iyo khudbaddihii la xiriiray.

DHEGAYSO

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 0