Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lafilayaa inuu maanta magaalada Muqdisho ka daahfuro kalfadhigii labaad ee ay yeelan doonaan mudanayaasha aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya.
DHEGAYSO
COMMENTS