Xagee Ku Dambeeyeen 14-kii Alshabaabka ee lagu Qabtay Cuun (dhegayso)

Xagee Ku Dambeeyeen 14-kii Alshabaabka ee lagu Qabtay Cuun (dhegayso)

Wasiirka amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab iyo taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal Gaashaanle dhexe Cabdirashiid Xinjira-dhuuq oo waraysi gaar ah siiyey Daljir ayaa ka warbixiyey 14 ruux oo katirsan Alshabaab kuwaasi oo maalin kahor lagu qabtay deegaanka Cuun ee gobolka Nugaal.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com