Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Gelinkii Dambe ee Khamiistii Shalay shir guddoomiyay shir deg deg ah oo ay yeesheen Guddiga Amniga Qaranka.
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen Taliyeyaasha ciidamada, wasiirada amniga ayaa looga hadlay qaraxii iyo weerarkii Al-Shabaab ku qaaday Maqaayado caan ahaa oo ku yaala degmada Hodan.
DAAWO
https://youtu.be/JRW4j4ouXBg
COMMENTS