Madaxweyen Farmaajo oo Si Kulul U Canaantay Laamaha Ammaanka (daawo)

Madaxweyen Farmaajo oo Si Kulul U Canaantay Laamaha Ammaanka (daawo)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Gelinkii Dambe ee Khamiistii Shalay  shir guddoomiyay shir deg deg ah oo ay yeesheen Guddiga Amniga Qaranka.

Kulankan  oo ay ka soo qeyb galeen Taliyeyaasha ciidamada, wasiirada amniga ayaa looga hadlay qaraxii iyo weerarkii Al-Shabaab ku qaaday Maqaayado caan ahaa oo ku yaala degmada Hodan.

DAAWO

https://youtu.be/JRW4j4ouXBg

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com