MADAXWEYIHII MUSUQA QAYBTA 4aad EE MUSUQII MEEL KASTA GAARAY EE MADAXWEYNE XASAN SHEEKH Qaybtan 4aad

Qaybtan 4aad ee maanta waxaa marti noogu ah Xoghaya Guud ee SJS Abdalle Mumin, Xoghayaha ayaa faahfaahiyey sida hantidii ummadda loogu takrifalayo, maxkamaddii loo baahnaa inay caddaalada ka shaqaysana ay noqotay mid Villa Somalia say rabto u maamulato, kuraastii iyo xilalkii ugu sarreeyey oo dhanna lagu koobay hal qoys ama hal jifo hoosaad, iyo laamihii ammaanka ee loo baahnaa in la adkeeyo oo si bareer ah loogu gacangaliyey Al-Shabaab oo maanta ammaankii gobolka Banaadir uu ayaga gacanta ugu jiro.

Diwaanka wararka | Daljir Media

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com