Madaxweynaha Soomaaliya oo Dhambaal U Diray Sucuudiga

Madaxweynaha Soomaaliya oo Dhambaal U Diray Sucuudiga

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya  Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo ) ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Amiir Cabdiraxmaan Bin Cabdul Casiis oo ka mid ahaa  Qoyska Boqorka Sacuudiga.

Madaxweynaha ayaa sheegay in  uu dhammaan tacsi uu u diraayo qoyska reer boqor gaar ahaan boqolka Sacuudiga.

Dhambaalkaan  tacsida ah ayaa lagu daabacay bogga Twitter-ka Madaxtooyadda Soomaaliya , waxaana uu u qornaa sidaan.

“Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo wakiil ka ah Dhammaan Shacabka Soomaaliyeed  ayaa wuxuu Alle ugu baryay inuu Janada Fardowso ka waraabiyo Amiirka Dhintay, sidoo kalana uu samir ka siiyo dowladda iyo shacabka uu ka baxay”ayaa lagu yiri war kasoo baxay Madaxtooyada..

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • Xareed Xiirey Xareed 7 years ago

    waan utacsiyayanaynaa banana
    qoyska iyo ehelada boqorka madaxwayneheenana ala ha xifdiyo

  • moha alxubayd 7 years ago

    in loo tacsiyeeyo maba istaahilaan

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com