Madaxweyne Farmaajo oo Ka Hadlay Shirkii London Maamul Goboleedyada iyo Alshabab-Daawo

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo Ka Hadlay Shirkii London Maamul Goboleedyada iyo Alshabab-Daawo

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo Waraysi kooban siiyey Telefishinka Universal ayaa wuxuu si wayn uga hadlay Shirka Caalamiga ah

Bandow lagu soo rogay Garoowe. Sabab? (daawo)
Kenya oo Maxkamad soo tagtay Aqoonyahan Bursaliid & dhalinyaro kale (Daawo)
Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay dagaal horleh oo ka dhan ah Al-Shabaab

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo Waraysi kooban siiyey Telefishinka Universal ayaa wuxuu si wayn uga hadlay Shirka Caalamiga ah ee Arimaha Soomaaliya Looga Hadlay Kana Qabsoomay magaalada London ee Dalka UK.

Madaxwaynaha ayaa wuxuu sheegay inuu Caalamku diyaar u yahay sidii uu wax ula qaban lahaa Soomaaliya, Balse dadka Soomaaliyeed looga baahan yahay inay Qorshaha la yimaadaan, Wuxuuna sheegay in la isku diyaariyo Difaaca dalka iyo Sidii Ciidanka Soomaaliya ay dalka ugala Wareegi lahaayeen Ciidanka AMISOM maadaama la gaadhay Xiligii ay Balan qaadeen.

DAAWO

https://youtu.be/ruxxKI1OsVk

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: