Madaxweyne Farmaajo oo Ka Qaxwaynaya Maqaayadaha Kismaayo (Sawirro)

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya oo xalay ku hoyday Magaalada Kismaayo, ayaa ka shaaheeyay maqaaxi ku taala bartamaha magaaladaasi.

Madaxweynaha Somaliya oo ay wehliyan Madaxweynaha Jubbaland, Wasiiro iyo xubno ka tirsan Villa Somalia, ayaa si kedis ahayd ku tagey maqaaxidan, xilli ay ku caweynayen qaar ka mid ah dhalinta deegaanka.

SAWIRRO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com