Madaxweynaha DWBS ayaa qaabilay Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS
Madaxweyne Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo safar shaqo ku jooga caasimadda ayaa kulan miradhal ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mud. Abdulkadir Mohamed Nur oo booqasho shaqo ugu yimid.
Guddoomiyaha iyo Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xaaladda siyaasaddeed ee dalka iyo gaar ahaan kuwa Dawladnimada Waqooyi Bari Soomaaliya. 


COMMENTS