Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn xariga kaga jaray mashaariic horumarineed oo Puntland halkaasi ka hirgelisey.
Dhanka kalena, madaxweyne ku-xigeenka ayaa dhagaxdhigay mashaariic cusub isagoona lacag gaaraysa 10,000 oo dollar ugu deeqay dhismaha wado muhiim ah oo gobolka laga hirgelin doono.
DHEGEYSO
COMMENTS
masha allah Aad ban ugu faraxsanahay horumarka balaaran ee ka socda deegaanada buntland waa na mid kamida balanqaadyadii madaxweyne abdiweli ali gas waxaana dawlada kula talin lahaa in mashaariic daas aan musuqmaasuq la gelin oo aan la kala shaxaadin oo mashruuca wixii loogu talagaley lagaso.
Ahmed cabduqadir 7975195
wan so dhawaynayaa mashariicdaas
waxana leeyahay deegaanada
puntland si isku mida
haloo hormariyo
Ahmed cabduqadir 7975195
wan so dhawaynayaa mashariicdaas
waxana leeyahay deegaanada
puntland si isku mida
haloo hormariyo
waaa ku faraxsanhy mashariicda puntland ka hirgashy
waaw msh alh waa Cabdijabar Cabdiqadir oo Jooga Bosaso Somalia horumarka iyo isu hillowga ay madaxdu dadkooda u hillowady waa guul ay astaan u tahy saadaal khayr oo dalkeena nooga hirgeli doonta
mashaariicda puntland la hirgaliyay wan soo dhawaynyaa wana horumar uso kororty pl
daljir guulysta