Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo Xariga ka Jaray Mashaariic laga Hirgeliyey Buuhoodle (Dhegayso)

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo Xariga ka Jaray Mashaariic laga Hirgeliyey Buuhoodle (Dhegayso)

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn xariga kaga jaray mashaariic horumarineed oo Puntland halkaasi ka hirgelisey.

Dhanka kalena, madaxweyne ku-xigeenka ayaa dhagaxdhigay mashaariic cusub isagoona lacag gaaraysa 10,000 oo dollar ugu deeqay dhismaha wado muhiim ah oo gobolka laga hirgelin doono.

DHEGEYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 6
  • hudayfi abdirashiid abdirahman 7 years ago

    masha allah Aad ban ugu faraxsanahay horumarka balaaran ee ka socda deegaanada buntland waa na mid kamida balanqaadyadii madaxweyne abdiweli ali gas waxaana dawlada kula talin lahaa in mashaariic daas aan musuqmaasuq la gelin oo aan la kala shaxaadin oo mashruuca wixii loogu talagaley lagaso.

  • Ahmed cabduqadir 7975195
    wan so dhawaynayaa mashariicdaas
    waxana leeyahay deegaanada
    puntland si isku mida
    haloo hormariyo

  • Ahmed cabduqadir 7975195
    wan so dhawaynayaa mashariicdaas
    waxana leeyahay deegaanada
    puntland si isku mida
    haloo hormariyo

  • waaa ku faraxsanhy mashariicda puntland ka hirgashy

  • waaw msh alh waa Cabdijabar Cabdiqadir oo Jooga Bosaso Somalia horumarka iyo isu hillowga ay madaxdu dadkooda u hillowady waa guul ay astaan u tahy saadaal khayr oo dalkeena nooga hirgeli doonta

  • mashaariicda puntland la hirgaliyay wan soo dhawaynyaa wana horumar uso kororty pl
    daljir guulysta

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com