Magafe lagu Qabtay Koonfurta Suudaan oo Soomaaliya loo Gacangeliyey (dhegayso)

Magafe lagu Qabtay Koonfurta Suudaan oo Soomaaliya loo Gacangeliyey (dhegayso)

Dawlada Soomaaliya ayaa sheegtay in mid ka mid ah mukhallisiinta dadka tahriibaya oo laga soo qabtay Suudaanta Koonfureed loo soo gacangeliyey dawladda Soomaaliya lana keenay Muqdisho.

Safiirka Soomaaliya ee wadanka Sudaan Xuseen xaaji Axmed ayaa Radio Daljir usheegay in ninkaan magafaha ah uu dadka ka tahriibin jiray dalalka Soomaaliya, Kenya iyo Uganda .

Wuxuu sheegay in dalwada Somaaliaya ay ka codsaday konfurta Sudan in losoosoo gacan galiyo mukhalaskaan Zubeyr Shiikh Cabdi ayaa ka warasytay arimahaas safiirka dawlada Soomaaliya ee wadan koonfurta Sudan Xuseen Xaaji Axmed.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com