Marakiib Mareykanku leeyahay oo isral ka difaacaya gantaalada Iran.

Marakiib Mareykanku leeyahay oo isral ka difaacaya gantaalada Iran.

Shan markab oo Mareykanku leeyahay oo la safay xeebta Badda Medhitireeniyaanka si ay isral uga difaacaan gantaalada Iran. Maraakiibta ayaa laga rajaynayaa in ay xoojiyaan difaaca cirka ee sii daciifiya.

Haddii Maraykanku qayb ka noqdo weerarka cusub ee lala maaganyahay Iran, Iran waxay ballanqaaday in ay beegsan doonto cid kasta oo la soo safata Isra.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com