Emanual Macron oo waligiis aan xafiis dowlo loo dooran iyo gabadha Marine Le Pen ee rabta in ay Faransiiska ka saarto isutagga Yurub ee EU-da, ajnabiga iyo muslinkana siyaasad qallafsan looga bartay, sida Donald Trump, madaxweynaha USA, ayaa u muuqda in ay isugu soo hareen tartanka madaxweynaha Faransiiska.

Macron waxaa la qiyaasayaa in uu helay 23.7%, halka Le Pen ay qaadatay 21.7%. Weli waa qiyaas war suganna ma soo bixin. Daljir kala soco.

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *