Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo shalay gelinkii dambe ku soo laabtay Magaalada Muqdisho, kaddib markii uu ka soo qeyb galay Shir Madaxeedka IGAD ayaa ka warbixiyay dhacdooyin cajiib iyo run sheegid badan uu kala soo kulmay Madaxweynayaasha Uganda iyo Suudaan.
DAAWO
https://youtu.be/oJ_5vHh3zw4
COMMENTS