Baylood Caamir Cali oo ahaa Maxbuus sanad iyo bila ku xirnaa xabsiga magalada Qardho ayaa manta helay xorriyadiisa kadib markii lacag uu ku xakunaa ay ka bixiyeen ururka horomarinta degmada Qardho.
DHEGAYSO
masha’allah ururka arintan maxbuuska gacanta ka geystay waan uga mahadcelinayaa sida qaymaha leh ee ay dhibanahan u saacideen waana in laysu gargaaro
COMMENTS
masha’allah ururka arintan maxbuuska gacanta ka geystay waan uga mahadcelinayaa sida qaymaha leh ee ay dhibanahan u saacideen waana in laysu gargaaro