Jawaari oo Ka Hadlay Wadashaqaynta Labada Aqal ee Barlamaanka Soomaaliya (dhegayso)

Jawaari oo Ka Hadlay Wadashaqaynta Labada Aqal ee Barlamaanka Soomaaliya (dhegayso)

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari sheegay in wada shaqeyn Fiican ay ka dhaxeyso Xildhibaanada Aqalka Sare iyo sidoo kale Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa waxa uu sheegay Markii la dhisaayay Aqalka Sare in laga cabsanaayay wada shaqeynta dhexmarikarta labada Gole, laakiin hadda cid walba ay shaqadooda qabsato.

HOOS KA DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com