Wasiirka Amniga Puntland oo Awaamiir Cusub Soo Saaray (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Amniga Puntland oo Awaamiir Cusub Soo Saaray (dhegayso)

Wasiirka wasaaradda amniga dowladda Puntland Mudane Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa ku dhawaaqay awaamiir cusub oo lagu xajiinayo ammaanka guud ee deeg

Kusimaha Gudoomiyaha Gobalka Karkaar oo Daljir Uga Waramay Xaalka Gobalka (dhegayso)
Taliska Ciidamadda Xooga oo iska Fogeyeey eedayn uga Timid Madaxda Galmudug (dhegayso)
Khataraha COVID-19, Saameynta Dhallinta iyo Doorka Waalidiinta – Q1aad (dhegayso)

Wasiirka wasaaradda amniga dowladda Puntland Mudane Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa ku dhawaaqay awaamiir cusub oo lagu xajiinayo ammaanka guud ee deegaamada Puntland.

Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa sheegay in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono cid walba oo isku dayda inay soo dayso ama xabsiyada uga timaado dadka lagu haysto falalka ammaan xumo.

HOOS KA DHEGAYSO

 

COMMENTS

WORDPRESS: 3
  • 907668997 mowlid c\qadir mxmed 7 years ago

    waan soo dhaweynaa amarada wasiirka

  • nawaal muhiyadiin mohamed 7 years ago

    asc radio daljir waa nawaal oo jogta galkc yo tell numberkana waa 7365296 aad baa uzoo dhaweynya hdalada wasiirka amniga puntland marar bdn baa waxa kadhaca puntland falal amaanka lidi ku ah taas ooo sabbty in ay galafato nolasha dad badn oo reer puntland ah taasna waa in lga hortaga oo shacabku dawlada la shaqeeya amnigu waaa nolosha dadka bini admka radio daljir ad baa idin kugu mahd celinya markasta hwsha adag ee dalka iyo dadka uhysaan mhdsanidin

  • c/naasir 7 years ago

    awaamiirtaasi uu soo saaraya wasiirka amniga waa wax ku ool noqon kara amniga puntiland wax kabadali kata

DISQUS: