Maxkamadda Ciidanka Ahlusuna oo Xukumo ku Riddey Xubno ka Tirsan Alshabaab (dhegayso)

Maxkamadda Ciidanka Ahlusuna oo Xukumo ku Riddey Xubno ka Tirsan Alshabaab (dhegayso)

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Maamulka Gobollada Dhexe ee Ahlusunna Waljamaaca ayaa Xukuno Xabsiyo kala Duwan ah ku riday Shan Ruux oo lagu soo eedeeyay in ay ka tirsanaayeen Ururka Alshabaab.

Dhinaca Kale Maxmakad Gaar ah oo ay leeyihiin Alshabaab ayaa iyana Xukun Dil ah ku fulisay Wiil Dhalinyaro ah oo ay ku eedeeyeen in uu horay dil ugu geystey Qof xoolo dhaqato oo ku sugnaa Nawaaxiga Deegaanka Galhareeri ee Gobolka Galgaduud.

Hadaba Warbixin ku saabsan Xukunadaasi ka dhacay Gobolka Galgaduud Waxaa Studiyaha Daljir ee Magaalada Caabudwaaq inoogu diyaariyay Cmar Lakiman.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com