Meydad Laga Helay Xeebaha Gobolka Sanaag (DHEGAYSO)

Meydad Laga Helay Xeebaha Gobolka Sanaag (DHEGAYSO)

Xeebta deegaanka Durduri oo hoostagta degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag laba ruux oo mayd ah ayaa halkaasi lasoo dhigay oo ay waday dooni nooca dheeraysa sida ay ku warameen dadka deegaankaasi.

Guddoomiyaha deegaanka Durduri ayaa sheegay maydadkaasi in la aqoonsaday oo uu jiro nin dhaawac ahaa oo kasoo badbaaday falkan oo ay waraysi la yeesheen dadka deegaankaasi, Maxamud Cabdi Ibrahim ayuu dhacdadan uga waramay.

HOOS KA DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com