Midowga Yurub oo Ammaanay Madaxweynaha Kenya (dhegayso)

Midowga Yurub oo Ammaanay Madaxweynaha Kenya (dhegayso)

Midowga reer Yurub ayaa madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta Ku ammaanay sida ay uga go’antaya in doorasho caddaalad ah ay ka dhacdo wadankaasi, warbixin arrimahaasi ku saabsan waxaa Kenya ka soo jeedinaya Mustafe Cabdiraxmaan.

DHEGAYSO

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 0