Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland, Eng. Cabdixakiin Cabdulaahi X Cumar Camay, oo maalmihii la soo dhaafay howlo shaqo u joogay Magaalada Gaalkacyo ayaa Daljir uga warramay iskaashiga ammaanka Gaalkacy iyo ciidamo iskudhaf ah oo Puntland iyo Galmudug ka kala tirsan, kuwaas oo si wada jir ah uga howlgeli doona sugida amniga Gaalkacyo.
Mushaar bixinta ciidamada iskudhafka waxaa qaabilsan Dawladda Puntland.
Camay waxa uu u waramay Jamaal Faarax Aadan.
COMMENTS
War kuwaani ciidamo mushahar siinmayaane yaan umada been loo sheegin shacabkii beyba barakinayaan oo noloshii la ciirciiraya’e