Saaka & Xubintii Ciyaaraha: Faahfaahintu waa cRaxmaan Yameni (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Saaka & Xubintii Ciyaaraha: Faahfaahintu waa cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Kooxda Chelsea ayaa si rasmi ah u shaacisay in ay Real Madrid kala heshiisay beeca gool-dhaliyaha reer Spain ee Alvaro Morata. Madaxweynaha kooxda

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (dhegayso)

Kooxda Chelsea ayaa si rasmi ah u shaacisay in ay Real Madrid kala heshiisay beeca gool-dhaliyaha reer Spain ee Alvaro Morata.

Madaxweynaha kooxda PSG ee Nasser Al Khelaifi ayaa kulan degdeg ah ugu yeedhay agaasimaha ciyaaraha kooxdiisa ee Antero Henrique. Arrintaan ayaa la leeyahay waxay salka ku haysa xamaasad ka taagan Neymar Jr oo Barelona hadda ka tirsan, laakiin suuqa laga beecinayo.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan

 

 

 

 

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: