Mudaharaad Ka Socda Burtinle iyo Halkii Dollar oo Gaarey 40,000 oo Shilling Somali ah

Mudaharaad Ka Socda Burtinle iyo Halkii Dollar oo Gaarey 40,000 oo Shilling Somali ah

Degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa waxaa saaka ka socda banaanbax ballaaran oo ay dhigayaan qaybaha kala duwan ee shacabka kunool magaaladaasi.

Boqolaal shacab ah oo isaga kalayimid xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Burtinle ayaa waxa ay isugu soo bexeen suuqyada iyo wadooyinka waaweyn ee magaalada, waxaana ay sheegeen inay ka canayaan sicir barar kii ugu xumaa oo kajira Burtinle.

Weriye Axmed Cabdi Farateeb oo ku sugan Daljir Burtinle ayaa soo sheegaya in halka dollar oo Maraykanka ah saaka lagu kala sarifanayo 40,000  oo shillinka Soomaaliga ah, waxaana taasi saamaysay qaybaha kala duwan ee bulshada Burtinle.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • abdinasir maxamud 7 years ago

    magacaygu abdinasir maxamud ano ku hadlaya afka dhalin yarada kunol dagmada burtinle walahi wixi saka kadhacay dagmada waxay ahed mid REr burtinle xasusku rebaysa tasna wa mid ay sababtay dowlada haday kajawb celin waydo dawladu ficilka sida losameyo wanaqana

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com