Mudanayaal Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Gaalkacyo lagu soo Dhaweeyay

Mudanayaal Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Gaalkacyo lagu soo Dhaweeyay

Gaalkacyo waxaa maanta soo gaaray xubno ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Dawlada Federaalka kuwaas oo booqasho uga bilaabatay gobolka, laguna wado in ay gaaraan deegaano ka tirsan Gobolka Mudug. Xildhibaanada federaalka waxaa Gaalkacyo ku soo dhaweeyey masuuliyiin uu ka mid yahay Wasiiirka Hawlaha Guud ee Puntland, maamulka degmada, iyo dadweyne deegaanka.

Warbxinta waxaa inoo haya Shaafici Cabdiqaadir Warsame.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • Asc waa cabdiqaadir caduur ooga basaaso wansodhawynya

  • Asc.Waaa Cabdalle Maxamed Cabdulle jooga #Gaalkacyo# Mudanayaasha ka tirsan Baarlamanka FS.ee soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug”Waxaan Aaminsanahay In Socdaalkoodu kusoo Beegmay xilli fiican ayna qayb ka noqon karaan dadaalada Wax looga qabanayo dhinaca Amaanka guud ahaan gobolka iyo hormarinta kaabayaasha dhaqaalaha ee ay wadaan masuuliyiinta Maamulada Gobolka Mudug,Kuwa Degmada Gaalkacyo Iyo Qaybaha Bulshada Xildhibaanada yimid waxaan Oran Lahaa inta ay joogaan Bulshada ha usameeyaan Wacyi Galin”#RadioDaljir# Mahadsanidin.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com