MUQDISHO DHUL BOOBKA OO HALKII UGU DARNAYD MARAYA

MUQDISHO DHUL BOOBKA OO HALKII UGU DARNAYD MARAYA

Dhul iyo guryo uu lahaa Yaasiin Nuur Xasan Bidde, AUN, oo ahaa nin dalka u soo shaqeeyey ayaa lagu wareejiyey shaqsiyaad ka agdhow Xassan Sheekh, halkaas oo dhisme cusub lagu bilaabay.

Rooda Yaasiin Nuur oo arrintaas ka hadlaysa ayaa sheegtay inaan la iskaga hadhi doonin oo la iskaga daba imaan doono, dhulkoodana si sharci ah ay ku soo ceshan doonaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com