Nabad Sugidda Jubbaland,”Awoodda Alshabaab Hoos Ayey U Dhacday” (DHEGAYSO)

Nabad Sugidda Jubbaland,”Awoodda Alshabaab Hoos Ayey U Dhacday” (DHEGAYSO)

Taliyaha Ciidanka Nabad Sugidda Maamulka Jubbaland Khaalid Sheekh C/llaahi ayaa xusay in Al-Shabaabkii qaraxyada ka geysan jiray Magaalada Kismaayo hada aysan awood u lahayn in ay arrintaasi sameeyaan.

Waxa uu intaas ku daray taliyaha ciidanka nabad sugidda ee maamulka Jubbaland Khaalid Sheekh C/llaahi ayaa Shacabka Jubbaland ugu baaqay in ay la shaqeeyaan Ciidamada amaanka si loo xaqiijiyo amaanka guud ee degaanada Jubaland.

DHEGEYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com