Nabadoonada Hiiraan: “Colka iyo Colaadda waxaa laga Abaabulaa Beledweyne” (dhegayso)

HomeWararka

Nabadoonada Hiiraan: “Colka iyo Colaadda waxaa laga Abaabulaa Beledweyne” (dhegayso)

Waxgaradka Gobalka Hiiraan ayaa u baxay maanta si ay u qaboojiyaan dagaal maalimihii la soo dhaafay ku dhexmaray maleeshiya deegaanka lagu magaaco Baa

Maxaa keenay in la jaro internetka Muqdisho
Xildhibaanada Labada Aqal oo Kulan Kuyeelanaya Muqdisho ,kana hadlaya Khilaafka Galmudug
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo si kulul uga hadlay arimaha Doorashada

Waxgaradka Gobalka Hiiraan ayaa u baxay maanta si ay u qaboojiyaan dagaal maalimihii la soo dhaafay ku dhexmaray maleeshiya deegaanka lagu magaaco Baar ee isla Gobolka Hiiran.

Nabadoon Maxmuud Axmed oo kamid ahaa ergadii saaka ku baxday daminta colaadda ayaa Radio Daljir u sheegay in odayaashu ay kal dhexgaleen maleeshiyaadka dagaalamay.

Wuxuu Sidoo kale sheegay ka sokaw khaasaraha dagaalka in ay jirto dad ay kala qafaasheen  labada maleeshiyo beelood ee ku dagaalamaya duleedka Beledweyn.

Zubeyr Shiikh ayuu uga waramay xaalada deeganka iyo dagaalka dhacay.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: