Nabadoonada Gobolka Nugaal oo Codsi U Diray Madaxweynaha Jubbaland (dhegayso)

Nabadoonada Gobolka Nugaal oo Codsi U Diray Madaxweynaha Jubbaland (dhegayso)

Nabadoonada iyo waxgaradka gobolka Nugaal qaar kamid ah oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa maamulka Jubbaland ugu baaqay inuu sii daayo nabadoono iyo dad shacab ah oo xabsiga ladhigay kadib cabasho ay ka muujiyeen dhul lagala wareegey.

Nabadoon Cabdullaahi Maxamed Jibriil afhayeenka nabadoonada gobolka Nugaal oo lahadlay idaacadda Daljir ayaa sheegay in wali Jubbaland aysan ka jawaabin codsigooda, wuxuuna ugu baaqay madaxweynaha Jubbaland inuu arrimahaasi hoos u fiiriyo.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com