Nabadoonada Puntland Lagala Shiray Doorka Haweenku Bulshada Ku Leeyihiin (dhegayso)

Nabadoonada Puntland Lagala Shiray Doorka Haweenku Bulshada Ku Leeyihiin (dhegayso)

WasaaradaHaweenkaiyo Arimaha Qoyska Puntland Ayaa Xarunta Wasaarada Ku qabtay Tababar ay ka Qeyb Qaadanayana Qaar ka midah nabadoonada Puntland Waxaana Looga Hadlayaa arrimaha Haweenkaiyo Doorkoda Bulshada dhexdeeda gaar ahaan ragga.

DHEGAYSO

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 0