Natiijada Shirkii Isimada Puntland iyo Beesa Tanade Daarood (dhegayso)

Natiijada Shirkii Isimada Puntland iyo Beesa Tanade Daarood (dhegayso)

Shir muddo saddex maalmood ah garowe uga socday Isimada Puntland iyo waxgaradka mid kamid ah beelaha Puntland ayaa la soo gaba gabeeyay, isagoona si fiican la isugu Afgartay . Wariye Axmed Sheekeeye ayaa warbixintaan ku eegaya arrintaasi .

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com