Newcastle United oo ku soo laabtay Horyaalka Premier League

Kooxda kubada Cagta Newcastle United ayaa sirasmi ah u Xaqiijisey in ay ku soo laabtay Horyaalka Premier League kadib markii ay 4-1 ku garaaceen Naadiga Preston.

Rafa Benitez,oo ah Macalinka kooxda Caanka ah ee Newcastle United  ayey u suurta gashay in uu durba ku soo laabto Horyaalka heerka koowaad oo uu ka maqnaa Xiligaan oo kaliya waxaana uu Kaalinta labaad kaga soo Baxay Horyaalka dhibka badan ee Championship.

Newcastle United ayaa dhibco ahaan heshay 88 dhibcoos iyaga oo badiyey 27 kulan 44 Cayaarood oo ay dheeleen iyaga oo siweyn ugu dabaal degay ku soo laabshada Horyaalka Premier League dalka England.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com