Olale Nadaafadeed oo ka Biloowday Burtinle

Olale Nadaafadeed oo ka Biloowday Burtinle

Waxaa maanta degmada Burtinle ka bilawday olole nadafadeed oo ay ka qaybqaateen maamulka degmada, ururada xaafadaha, iyo ururka KOBCIYE oo ah urur samafal.

Ololaha nadaafadda Burtinle ayaa soconaya illaa laga nadiifiyo qashinka magaalada aafeeyey. Cabdi Axmed Diiriye ‘Farateeb’ ayaa warbixintaan ka soo diyaariyey Daljir Burtinle.

Hoos ka dhegayso

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com