Prof. Xareed oo Falaanqaynaya sida looga Faa’iidaysan Karo Biyaha Roobka (Dhegayso)

HomeWararka

Prof. Xareed oo Falaanqaynaya sida looga Faa’iidaysan Karo Biyaha Roobka (Dhegayso)

iyadoo ay meelo badan oo ka mid ah gobolada Puntland ay ka curteen roobabkii guga ayaa waxaa laga cabsi qabaa in roobabkaasi ay ka dhashaan qasa

Somali national shot dead in South Africa
Dowladda Puntland oo beenisay in ciidamadeeda ay dagaal la galeen kuwa Soomaaliland
Alshabaab oo baahiyaay Magaca ninkii maalmo kahor Weraaray Madaxtooyada

iyadoo ay meelo badan oo ka mid ah gobolada Puntland ay ka curteen roobabkii guga ayaa waxaa laga cabsi qabaa in roobabkaasi ay ka dhashaan qasaare ugaystaan dadka iyo duunyada oo ay saamaysay abaartii siman ee jirtay mudo ku siman 4 sano.

Hadaba Sidee looga faaiidaysan karaa roobabka guda  loogana gaashaaman karaa qasaaraha ka dhalan kara?  su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay Barafasoor Maxamed xareed  oo bare ka ah jaamacada bariga afrika waxna ka dhiga maadada kuliyada xanaanada xoolha .

Wariye maxamuud cabdi ibraahin ayuu uwaramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • Waxaan danaynaya inad ilasoo wadagto qabka ugu macqulsan oo bada looga faaidaysan karona waliba dhanka dalxiiska

  • maxamed maxamud 7 years ago

    AMAl BANK(AB)wa bank uga

DISQUS: