Prof. Cabdiweli Xaaji Jaamac Ciise: Soomaaliya 1960 illaa iyo Waqtigii Dawlad Goboleedyada

HomeWararkaRaadreeb

Prof. Cabdiweli Xaaji Jaamac Ciise: Soomaaliya 1960 illaa iyo Waqtigii Dawlad Goboleedyada

Prof. Cabdiweli Xaaji Jaamac Ciise waa aqoonyahan muddo dheer ka shaqaynayey hormarinta iyo arrimaha dawladnimada, wuxuuna kale oo muddo u shaqaynayey

Taariikhdii nololeed AUN Garaad Cabdulaahi Cali Ciid (dhegayso)
Raadreeb: Khudbad Jaalle Maxamed Siyaad Barre iyo Dhulka laga Haysto Soomaaliya
TAARIIKHDA DADKA & DEEGAANADA BURBURKII KADDIB & YAGLEELKII PUNTLAND

Prof. Cabdiweli Xaaji Jaamac Ciise waa aqoonyahan muddo dheer ka shaqaynayey hormarinta iyo arrimaha dawladnimada, wuxuuna kale oo muddo u shaqaynayey QM, isagoo xog badan ka diyaariyey xaaladihii Soomaaliya ay soo martay.

Prof. Cabdiweli Xaaji Jaamac Ciise, wareysigaan oo uu la yeeshay Radio daljir waxaa uu uga hadlayaa arrimo badan oo ku saabsan Soomaaliya iyo dawladnimadeeda, siiba dawladdii rayidka ahaa ee Soomaaliya, middii Kacaanka ee Alle ha u naxariistee Gen. Maxamed Siyaad Barre, Jamhadihii dalka ka dillaacay, burburkii dhacay iyo dawladihii ka dambeeyey KMG ka u badnaa, waxaana uu taariikh warrankiisa soo gaarsiiyey xilligaan dawlad goboleeddadu dalka ka jiraan.

Waraysigaan waxaan Prof. Cabdiweli Xaaji Jaamac ka qaadnay sannadkii 2014.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: