Maamulka gobalka Mudug iyo Taliska qaybta gobalka Mudug,ganacsato kaso jeedda Dowlada degaanka ayaa ku guulaystay sii deynta gadiid ganacsi oo lagu kala haystay Magalooyinka Gaalkacyo iyo qabridahar oo qoraxey ah.
Taliye kuxigeenka qaybta Booliska gobalka Mudug ayuub dheeg,Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee gobalka Mudug,odayaal iyo Ganacsato kasoojeda dowlad degaanka ayaa goobta haddalo kajeediyeey.


COMMENTS