Puntland: “Mudaharaadayaal Xarumo Ganacsi Dab Qabadsiiyey” (dhegayso)

HomeWararka

Puntland: “Mudaharaadayaal Xarumo Ganacsi Dab Qabadsiiyey” (dhegayso)

Mudaharaadkii maanta ka dhacay magaalada Burtinle ayaa sababay in dadkii mudaaharaadaayay ay dab qabad siiyeen goobo ganacsi ayna xireen dhamaan wadoo

Dowladaha Turkiga & Jabuuti oo gurmad Caafimaad Maanta soo gaarsiinaya Muqdisho
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Cabsi soo wajahday Waalidiinta Soomaalida ee kunool London

Mudaharaadkii maanta ka dhacay magaalada Burtinle ayaa sababay in dadkii mudaaharaadaayay ay dab qabad siiyeen goobo ganacsi ayna xireen dhamaan wadooyinkii magaalada soo garaalay. taas oo qal qal galisay Amnigii magaalada.

Ciidamada Booliska ee dagmada oo iskudayay in ay arintan xakameeyaan ayaan usuurtagalin waxaa kudhaawacmay mudahaardkan Qaar kamid ah Askarii iskudayday in ay xakamadso dadkii banaan baxaayay .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: