Puntland oo ka haddashay duqeyn laga fuliyeey Calmadow

Puntland oo ka haddashay duqeyn laga fuliyeey Calmadow

Madaxtooyada Puntland ayaa baahisey xog lagu xaqiijinayo weeraro Guulaystey oo Maraykanka ay iska kaashadeen oo lagu burburiyey goob Al-shabaab hubka ku kaydsato oo ku taala deegaanka Makaad ee dhaca Buuraleysa Golis ee Calmadow.

“Hawlgalkan guuleystay, oo lagu fuliyay iskaashi lala sameeyay maamulka Puntland, ayaa lagu bartilmaameedsaday goob ay Al-Shabaab u isticmaali jireen kaydinta hubka iyo rasaasta loogu talagalay in lagu taageero falalka argagixisanimo, laguna khatar geliyo dadka reer Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya.” Ayaa Lagu yiri warsaxaafadeed kooban oo lagu baahiyey baraha bulshada ee Madaxtooyada Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com