Puntland oo Mowqif Cad Ka Qaadatay Saaciduuna Bil-xaq iyo Eng Camey oo Arrimo Badan Ka Hadlay (DHEGAYSO)

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo maanta shir saxafadeed ku qabtay ayaa ku celiyeey in uu yahay xaaran Al-saadicuuna Bil-xaq,.

Camey ayaa sheegay in shaki ay galiyeen Maamulka gobalka Nugaal ,gaar ahaan Gudoomiyaha gobalka Nugaal iyo sarakiisha gobalka Nugaal,wuxuna shegay in ururkaas uu mamnuuc kayahay gobalka guud ahaan Puntland.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa sido ka hadlay robaabka ka curtay qaybo kamid ah dhulka Puntland,isagoo sheegay inay ku faraxsanyihiin inay raxmadda EBBE Ka hoorto degaano Puntland ah.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa sido kale ka hadlay qaraxyadii la fashilayeey magaaladda Boosaaso iyo ragi la qabtay wuuxuna hambalyo u diray ciidamada gacanta ku dhigay ragaas iyo qaraxyadas.

Camey ayaa ka hadlay arimo kala duwan oo xaaladda dalka ah oo ururada ay kamidyihiin waxaana uu dhamaan ugu baaqay shacabka inay la shaqeyaan ciidamada amaanka dowladda Puntland.

Hoos kadhagayso codka Camey oo dhamaystiran


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com