Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland Mudane Hon Abdi Hirsi Ali – Qarjab ayaa maanta oo taariikhdu tahay August 20, 2026 saxiixay Degmooyinka ku guulaystay Xirmooyinka kala duwan ee Mashruuca Bulsho ee Wold bank.
Kuwaas oo kala ah Gaalkacyo, Bareeda, iyo Buraan ee Gobolada Mudug, Nugaal, Haylaan iyo Raascasayr.



COMMENTS