Qandaraasyada Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOS

Qandaraasyada Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOS

Waxaa xafiiska UNSOS Nayroobi ka soo baxay 6 qandaraas oo dhammaantood laga hirgalinayo koonfurta Soomaaliya, Hiiraan illaa Dhoobley iyo inta u dhaxaysa. Qandaraasyadu waxay isugu jiraan tarjubaan, daabacaad iyo boorarka xayaysiiska, dhexgalka bulshada, la socodka mashaariicda UNSOS iyo kuwa UN-ta, tababarada saxaafadda, iyo arrimaha warfaafinta xafiiska UNSOS.

Qandaraasyadu waxay dhacayaan: 3 May iyo 19 May 2017

Faahfaahinta halkaan RIIX

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 0