Qaraxa Bossaso: Waraysi Taliyaha Qaybta iyo Wararkii ugu Danbeeyey ee Ismiidaaminta

Qaraxa Bossaso: Waraysi Taliyaha Qaybta iyo Wararkii ugu Danbeeyey ee Ismiidaaminta

Bossaso – Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Bari Cabdixakiim Yuusuf Xuseen oo waraysi siiyay radio Daljir ayaa sheegay 5 ruux ay ku geeriyoodeen qaraxii caawa ka dhacay magaalada Bosaso. Waxaa kale ee uu sheegay in askari ka tirsan ciidamada ammaanka iyo nin qaraxa isku xiray ay ku jiraan dadka geeriyooday iyo shacab. Taliyuhu waxa uu sheegay in ay ciidamadu weli wadaan baaritaano oo ay aysan ka hordhacayn.

Wariye Maxamud Cabdi Ibraahim ayaa daqiiqado kahor waraystay Taliyaha Qaybta Gobolka Bari.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
  • Said Abdi Said 7 years ago

    Asc radio Daljir
    Amaanka ciidanka kaliya waxba kama qaban karaan hadii aysan shacabku la shaqeen ciidanka oo fal kasta oo lidi ku ah amaanka aysan kuso war galin talisyada ciidanka

  • falalka amni xumada waxa lagaga hor tagi karaa shacabka oo la shaqeeya ciidanka tel 7 386051

  • falalka amni xumada waxa lagaga hor tagi karaa shacabka oo la shaqeeya ciidanka tel 7 386051

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com