Qaraxyo Kadhacay Muqdisho Dhimashadu waa 11 iyo Ka Badan Xilli Rasaas Wali Dhacayso

Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay qarax baabuur oo ka dhacay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Booliska ayaa sheegay in baabuur lagu soo raray walxaha qaraxaa uu duqeeyey albaabka laga galo hudheel ku yaalla badhtamaha magaalada oo la yidhaa Posh Treats.

https://youtu.be/MOJjK-KWCAk


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com