Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Barack Obama iyo qoyskiisa ayaa gatay gurigii ay kirada ugu jireen ee kuaala caasimadda Washington DC ee Caasimada dalka Mareykanka.
Guriga oo ah filo ka kooban 9 qol oo jiif ah, ayaa ku yaalla deegaanka dadka maalqabeenka ah ay degaan ee Kalorama, waxaana lagu iibiyay 8.1 milyan oo dollar.
SAWIRRO
COMMENTS