Qoyska Barack Obama oo Iibsadey Guri Ay Kiro Badan Ku Deganaayeen (Sawirro)

Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Barack Obama iyo qoyskiisa ayaa gatay gurigii ay kirada ugu jireen ee kuaala caasimadda Washington DC ee Caasimada dalka Mareykanka.

Guriga oo ah filo ka kooban 9 qol oo jiif ah, ayaa ku yaalla deegaanka dadka maalqabeenka ah ay degaan ee Kalorama, waxaana lagu iibiyay 8.1 milyan oo dollar.

SAWIRRO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com