Ra’iisul Wasaare Khayre oo Ka Hadlay Dhismaha Ciidanka Badda (dhegayso)

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Ka Hadlay Dhismaha Ciidanka Badda (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo shalay kulan kula qaatay markab dagaal dhexdiisa saraakiil ka tirsan Midowga Yurub ayaa waxaa uu sheegay in uu kala hadlay sidii Soomaaliya looga taageeri lahaa dhismaha Ciidamada badda Soomaaliya. DHEGEYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5911654d0301003a68a841db/kheyre-1.mp3

Ciidamadda Dowladda oo shacab ku Rasaaseyeey Gobalka Shabeelaha Hoose (dhegayso)
Siyaasi Faarax Cali Shire: “Waxaan leeyahay meel xun hadaynu joogney, ka guurideedii waa inaga khaldantay waxbadan oo khalad ah baana lagu raray reerka,”
LUUQ GANAANE JASIIRAD LAMOOD HAL ILLIN LEH (daawo)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo shalay kulan kula qaatay markab dagaal dhexdiisa saraakiil ka tirsan Midowga Yurub ayaa waxaa uu sheegay in uu kala hadlay sidii Soomaaliya looga taageeri lahaa dhismaha Ciidamada badda Soomaaliya.

DHEGEYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: