Ra’iisul Wasaare Khayre oo Khudbad Qiiro Leh U Jeediyey Ciidanka Xooga

Ra’isul Wasaaraha dowladda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad Qiiro leh xalay uga yaabsaday madaxda dowladda gaar ahaan madaxweyne Farmaajo iyo shacabka Soomaaliyeed.

Mudane Kheyre oo ka hadlayay Munaasabada taakuleynta ciidamada oo ay soo abaabushay xukumadda Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in danta umadda Soomaaliyeed iyo qaranimadeeda ay ku jirto in la helo ciidamo xoogan.

https://youtu.be/YXWerHDWthQ


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com