Roobab lagu Diirsaday oo ka Da’ay inta Badan Gobolka Karkaar (Dhegayso)

Roobab lagu Diirsaday oo ka Da’ay inta Badan Gobolka Karkaar (Dhegayso)

Deegaamo badan oo katirsan gobolka Karkaar ayaa waxaa ka da’ay roobab ay siweyn ugu diirsadeen dadka iyo duunyada kunool deegaamadaasi, sida uu warbixintaan inoogu diyaariyey Maxamed Nadiif Shire oo Daljir Qardho ku sugan.

DHEGEYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com