Saaka & Xubintii Ciyaaraha

Saaka & Xubintii Ciyaaraha

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsan Champion League, lugta labaad, waxayna ahaayeen kulamo aad u xiiso badan. Ciyaartii ugu xiisaha badnayd waxay dhexmartay naadiyada Barcelona iyo naadiga Juventus. Halka ciyaarta kale ay u dhaxaysay naadiga Monaco Iyo Borussia Dortmund.

Faahfaahintu waa cRaxman Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha.

Hoos ka dhegayso.

 

 

 

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 0